Home Uncategorized Dhageyso:- Barnaamijka Hidaha Iyo Dhaqanka Ee Idaacadda Himilo.

Dhageyso:- Barnaamijka Hidaha Iyo Dhaqanka Ee Idaacadda Himilo.

0

Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka waxaan diiradda ku saarnaa dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida si loo ilaaliyo dhaqanka iyo sooyaalka umadda Soomaaliyeed.

Todobaadkan waxaan barnaamika qeybtiisa hore  ku wareysanay  Abuubakar Cabdulaahi Maxamed oo ah wiil aad u da’ yar oo qoray dhawr buug, qeybta labaadna waxaad ku maqli doontaan xubinta maansada  iyo maansa-yahanka.

Weriye Aweys Xuseen ayaa barnaamijka Soo Jeedinaya.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Barnaamijka:-

 

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version