Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Uncategorized Dhageyso:- Barnaamijka Hidaha Iyo Dhaqanka Ee Idaacadda Himilo.

Dhageyso:- Barnaamijka Hidaha Iyo Dhaqanka Ee Idaacadda Himilo.

0

Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka waxaan diiradda ku saarnaa dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida si loo ilaaliyo dhaqanka iyo sooyaalka umadda Soomaaliyeed.

77
http://radiohimilo.so

Todobaadkan waxaan barnaamika qeybtiisa hore  ku wareysanay Axmed Maxamuud Dhicisoow oo ah qoraa, qeybta labaadna waxaad ku maqli doontaan xubinta maansada  iyo maansa-yahanka.

Weriye Aweys Xuseen ayaa barnaamijka Soo Jeedinaya.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Barnaamijka:-

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version