Home Uncategorized Dhageyso: Barnaamijka Howl iyo Himilo.

Dhageyso: Barnaamijka Howl iyo Himilo.

0

Barnaamijka Howl iyo Himilo waa toddobaadle aad laba goor ka dhageysataan idaacadda Himilo.

Waxaynu uga hadalnaa oo alaa diiradda aynu ku saarnaa mid kamid ah adeegyada bulshada loo hayo, inagoo hadba dhinac ka bidhaamina.

Barnaamijkan toddobaadkan waxaa marti noogu ah xoghayaha joogtada ee wasaaradda cadaaladda Soomaaliya Mudane Dr Ismaaciil Jimcaale.

Ismaacaali Maxamed Samatar ayaa soo jeedinaya.

Halkan Hoose Ka Daawo Barnaamijka:

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version