Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Uncategorized Dhageyso:- Barnaamijka Hawl iyo Himilo.

Dhageyso:- Barnaamijka Hawl iyo Himilo.

0

Barnaamijka Howl iyo Himilo waa toddobaadle aad laba goor ka dhageysataan idaacadda Himilo.

Waxaynu uga hadalnaa oo alaa diiradda aynu ku saarnaa mid kamid ah adeegyada bulshada loo hayo, inagoo hadba dhinac ka bidhaamina.

Barnaamijkan toddobaadkan waxaynu ku soo qaadan doonaa shaqada uu bulshada  u hayo guddiga dib u heshiisiinta  qaranka,xilligii la aasaasay iyo marxaladihii uu soo maray.

Waxaana barnaamijka marti noogu ah xogyaha guud ee gudiga Cabdicasiis Mukhtaar Macalin (Cabdicasiis Qariidi).

Ismaaciil Maxamed Samatar  ayaa soo jeedinaya.

Halkan Hoose Ka Daawo Barnaamijka:

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version