Home Uncategorized Dhageyso: Barnaamijka Howl iyo Himilo Ee Idaacadda Himilo.

Dhageyso: Barnaamijka Howl iyo Himilo Ee Idaacadda Himilo.

0

Barnaamijka Howl iyo Himilo waa toddobaadle aad laba goor ka dhageysataan idaacadda Himilo.

Waxaynu uga hadalnaa oo aalaa diiradda aynu ku saarnaa mid kamid ah adeegyada bulshada loo hayo, inagoo hadba dhinac ka bidhaamina.

Barnaamijkan toddobaadkan, waxaana marti inoogu ah Ismaaciil Axmed Siyaad oo gudoomiyaha dhaq-dhaqaaqa waxaan nahay Hal.

Axmed Daahir Cumar ayaa soo jeedinaya.

Halkan Hoose Ka Dhageyso:-

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version