Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Sahanka Siyaasada Dhageyso: Barnaamijka Sahanka Siyaasadda.

Dhageyso: Barnaamijka Sahanka Siyaasadda.

1

Barnaamijka Sahanka Siyaasadda waa toddobaadle aad ka maqashaan Idaacadda Himilo, toddobaadkan waxa aan kaga hadli doonaa xaaladda cakiran ee taagan bariga dhexe gaar ahaan dalka Siiriya.

Waxaa marti noogu ah Cabdkariin Daa’uud, oo ka faalooda arimaha bariga dhexe.

Shaafici Ibraahim Cabdi ayaa soo jeedinaya.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Barnaamijka:-

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version