Home Sahanka Siyaasada Dhageyso: Barnaamijka Sahanka Siyaasadda Ee Idaacadda Himilo.

Dhageyso: Barnaamijka Sahanka Siyaasadda Ee Idaacadda Himilo.

0

Barnaamijka Sahanka Siyaasadda waa toddobaadle aad ka maqashaan Idaacadda Himilo, toddobaadkan waxa aan kaga hadli doonaa  Sida Ay u Arkeen shacabka reer falastiin Madaxweynahooda oo ka qeyb galay Aaskii Shimon Peres.

77

Waxaa marti noogu ah Cabdulaahi Cumar Maxamed , oo safiirka dhalinyarada Mu’asasada Fikirka Carbeed.

Ismaaciil Maxamed Samatar ayaa soo jeedinaya.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Barnaamijka:-

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version