Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Uncategorized Dhageyso: Barnaamijka Sahanka Siyaasadda Ee Idaacadda Himilo.

Dhageyso: Barnaamijka Sahanka Siyaasadda Ee Idaacadda Himilo.

0

Barnaamijka Sahanka Siyaasadda waa toddobaadle aad ka maqashaan Idaacadda Himilo, toddobaadkan waxa aan kaga hadli doonaa Shirkii IGAD ee lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Waxaa marti noogu ah Maxamed ibraahim Maxamuud iyo ibraahim Nuur Cali oo aqoon u leh arimaha siyaasadda.

Shaafici Ibraahim Cabdi ayaa soo jeedinaya.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Barnaamijka:-

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version