Home Uncategorized Dhageyso: Barnaamijka Shaqsiga Caalamka

Dhageyso: Barnaamijka Shaqsiga Caalamka

0

Barnaamijka Shaqsiga Caalamka waa toddobaadle ka baxa Idaacadda Himilo 102.5 fm, waxaana aynu kaga hadalnaa mid kamid ah shaqsiyaadka dunida magaca uga tegay.

Waxaa marti inoogu ah Dr.Aden Shidane Guuleed, waxaynu uga hadli doonaa taariikhda madaxweynihii hore ee Ciraaq, Sadam Xussein.

Maxamed Sheikh Yuusuf Baari ayaana soo jeedin doona.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version