Home Uncategorized Dhageyso:- Barnaamijka Taariikhda Afrika Ee Idaacadda Himilo.

Dhageyso:- Barnaamijka Taariikhda Afrika Ee Idaacadda Himilo.

0

Barnaamijka Taariikhda Afrika oo aynu uga hadalno diiraddana aan ku saarno taariiikhda waddamada Afrika ku yaal, waxaan ku soo qaadannaa dal waliba halka uu dhaco juquraafi ahaan, bedkiisu inta uu la egyahay, wadamadda uu xuduudda la leeyahay, luuqadda looga hadlo iyo lacagta laga isticmaalo.

Toddobaadkan waxaynu kusoo qaadan doonnaa wadanka Botswana oo dhaca Koonfur Afrika.

Waxaa soo saaray Maxamed Qadar Cabdi, waxaana nagala qeyb galaya Ustaad Jaamac Ducaale Guurre.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Barnaamijka:

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version