Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Wararka Dhageyso: Barnaamijka Taariikhda Afrika

Dhageyso: Barnaamijka Taariikhda Afrika

0

Barnaamijka Taariikhda Afrika oo aynu uga hadalno diiraddana aan ku saarno taariiikhda waddamada Afrika ku yaal, waxaan ku soo qaadannaa dal waliba halka uu dhaco juquraafi ahaan, bedkiisu inta uu la egyahay, wadamadda uu xuduudda la leeyahay, luuqadda looga hadlo iyo lacagta laga isticmaalo.

Toddobaadkan waxaynu kusoo qaadan doonnaa wadanka Togo oo dhaca Galbeedka Afrika, waxaa soo saaray Maxamed Qadar Cabdi, waxaana nagala qeyb galaya Ustaad Jaamac Ducaale Guurre

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version