Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Uncategorized Dhageyso:- Barnaamijka Talada Takhtarka Ee Idaacadda Himilo.

Dhageyso:- Barnaamijka Talada Takhtarka Ee Idaacadda Himilo.

0

Barnaamijka Taladda Takhtarka waa toddobaadle aad ka dhageysataan raadiyaha Himilo, waxaanna ku eegnaa mid kamid ah cuduradda ay la ildaranyihiin bulshada Soomaaliyeed innagoo ku faaqidna astaamaha cudurkaan lagu garto.

Toddobaadka waxaynu barnaamijka ku faaqidi doonnaa Daaweynta Cudurka Qalalka, Waxaa soo saaray Maxamed Sheikh Yuusuf, waxaana maanta marti inoogu ah barnaamijka Dr CabdiRaxmaan Cumar Cabdi oo Darajada Masterka Ka diyaariyey Caafimaadka Guud.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Barnaamijka:-

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version