Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Macluumaad Dhageyso: Warbixin ku saabsan Maalinta Caalamiga ee Ciribtirka Takoorka

Dhageyso: Warbixin ku saabsan Maalinta Caalamiga ee Ciribtirka Takoorka

0

Muqdisho – Tani iyo markii ina Aadan yimid arlada guudkeeda, mid kamid ah mushkiladaha mahadha reebay ee kaliftay is-qaadan waaga bulshooyinka dunida saaran waa takoorka ama faquuqa. Waana caqabadaha waaweyn ee ragaadiyay nolosha jiilal badan oo fac-ka-fac ku noolaa gaar u bixin iyo karantiil aan loo baahneyn.

Si hadaba loo muujiyo dadaallada lagula jiro la dagaalanka iyo ciribtirka takoorka, maalmaha caalamiga ah ee laga xuso dunida waxaaa saddaxdii sano ee ugu danbeysay kamid noqotay Maalinta Caalamiga ah ee Ciribtirka Takoorka oo maanta oo kale la xuso.

Wariyaheenna Zakariya Xasan Maxamed ayaa dulucda munaasabadda maanta iyo dhibaatooyinka qaar ee ka dhashay takoorka wuxuu ku eegayaa qormadan soo socota.

 

 

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version