Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Arrimaha Bulshada Dhibaatooyinka ay goobaha shaqada kala kulmaan dadka lixaadkoo dhimanyahay, warbixin

Dhibaatooyinka ay goobaha shaqada kala kulmaan dadka lixaadkoo dhimanyahay, warbixin

0

Dadka Lixaadkoodu dhiman yahay waxaa ay bulshada kala kulmaan dhibaatooyin badan, waxaase ugu sii daran kuwa waxbarta ee isku daya in wixii ay barteen shaqo ku raadsadaan.

Yuusuf, oo ka mid ah dadkaas ayaa waxaa uu warbixintan uga hadlayaa dhibaatooyinka uu kala kulmo bulshada.

Yuusuf waxa uu la noloyahay cudur uusan ku dhalan balse yaraantiisi ku dhacay kaas oo qaar ka mid ah xobnaha jirkiisa waxyeeleeyay islamarkaana badelay muuqaalka guud ee jirkiisa.

Yuusuf waa wiil dhalinayaro oo ah aqoonyahan ku guda jira heerka jaamacadeed ee waxbarashadiisa, waxa uu la kulmay dhibaatooyinka badan oo dhanka shaqada ah, oo kasoo wajahay shakhsiyaad iyo hay’ado uu shaqo u raadsaday .

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version