Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Euro-2024: Waa kuwee dalalka u soo gudbay wareega 16-ka?

Euro-2024: Waa kuwee dalalka u soo gudbay wareega 16-ka?

0

Tartanka Euro 2024 ayaa maraya meel xiiso leh iyada oo xulal xaqiijisteen u bixista wareega 16.

Inkasta oo aan wali la wada ciyaarin kulamadii 2-aad ee wareega Group-yada.

Hadana waxa jira xulal diirada saaraya wareega xiga ee tartanka.

Waxa jira xulal xaqiijistay u gudbista wareega 16 inkasta oo ay kulamo u dhiman yihiin.

Halka kaga bogo xulalka u Gudbay Wareega 16.

  • Spain
  • Germany
  • England
  • Portugal
  • Switzerland
  • Italy

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version