Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Aragtida Islamka Furayaasha Kacbada oo qof cusub lagu wareejiye.

Furayaasha Kacbada oo qof cusub lagu wareejiye.

0

Himilo – Cabdiwahaab Saynul Caabidiin Al Shaybi ayaa si rasmiya loogu wareejiyey fureyaasha Kacbada ka dib markii uu Jimcihii geeriyooday Dr Saalax Saynul Caabidiin Al Shaybi.

Cabdiwahaab ayaa noqonaya qofkii 109-aad ee furahan la wareega tan iyo sannadkii 8-aad ee Hijriga oo ahayd markii uu Nebigu furtay magaalada Makka.

Sheikh Saleh Al- Shaiba ayaa dhawaan ku geeriyooday magaalada Makka isagoo da’diisu tahay  109-sanno. Sheikh Saleh Al- Shaiba waxa uu ahaa 108-aad  ee ka farcamay  Cuthmaan ibn Dalxa (RC) oo Nebi Muxamed NNKH uu u dhiibay furaha Kacbada una ballan qaaday ilaalinta kacbada qarniyaha soo socda, Sida lagu baahiyay bogga rasmiga ee Xaramayn Shariifayn.

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version