Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Caafimaad Farriin ku saabsan duumada

Farriin ku saabsan duumada

0

Sida ay sheegtay hay’adda caafimaadka adduunka labadii daqiiqaba cudurka Duumada waxaa dunida ugu dhinta ilmo. Sanad walba waxaa la weriyaa in ka badan 200 milyan kiis oo duumo ah. Taniyo 2000 waxaa is dhimay tirada dadka u dhibtooda cudurkan balse weli waxaa jira dalal ay ku sii kordhayso.

 

 

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version