Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Arrimaha Bulshada Gabar da’yar oo dadaalkeeda lagu abaalmariyay,daawo

Gabar da’yar oo dadaalkeeda lagu abaalmariyay,daawo

0

Sumayo C/Xakiin waxaa ay waxbartaa Carruurta aysan waalidkood awoodin bixinta qarashaadka Iskuullada.

Gabdhan waxaa ay qudheedu wax ku soo baratay duruufo adag waxaana gacanqabtay Ardey kale oo ka caawiyay in ay wax barato.

Dugsiga Al Anwaar oo ay gabadhan dhiganeysay ayaa u dhigay xaflad abaalgud ah kaddib markii ay kaalimo mug leh ka gashay waxbaerashada taas oo ay u dheertahay in ay si bilaash ah carruurta danyarta wax ku barto.

https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/182605898146886/

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version