Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Arrimaha Bulshada Gabar geeriyootay kadib markii raashiin xad-dhaaf ah ay cuntay

Gabar geeriyootay kadib markii raashiin xad-dhaaf ah ay cuntay

0

Himilo – Pan Xiaoting, oo ah 24 jir Shiinees ah ayaa geeriyootay iyadoo live- ugu jirto baraha bulshada kadib markii ay cuntay raashiin xad dhaaf ah.

Dhandada gabadhan ay ku geeriyootay horay ayaa dalka shiinaha looga mamnuucay kadib markii dhowr qof sidan oo kale ugu jeeriyootay.

Waxaa jiray awaamiir dowladu ay soo saarta oo dhigaye in laganaaxayo talaabooyinka noocan oo kale ah dadka qaada. Ganaaxaas oo gaaraya 10,000 yuan una dhiganta ‘1,400 doller.

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version