Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Arrimaha Bulshada Gabdhaha ka ganacsada Digaagga ee Muqdisho, dhegeysi

Gabdhaha ka ganacsada Digaagga ee Muqdisho, dhegeysi

0

Najmo Cabdullaahi Qaanso iyo Ruqiyo Cabduqaadir Boono waa labo gabdhood oo isku bahaystay inay hal abuur ganacsi wada hirgeliyaan.

Hablahan dhalinyada ah waxay ku soo hanaqaadeen dalka, melena ugama bixin mudadii colaadaha. Heerkooda koowaad ee jaamacadda ayaa u dhamaaday. Waxay barteen cilmiga xannaanadaha xoolaha. Sanadkii 2019 ayay ku dhalatay inay hal abuur ganacsi ka furan magaalada Muqdisho.

Wada-tashi iyo rogrogid badan kaddib waxay isku raaceen inay digaag ka ukumo badna midka dalkeena dibadda ka soo dhoofsadaan. Sanad kaddib dabo-yaaqadii 2020, waxay ku guuleysteen mashruucoodii. 1500 digaag dheddig ah ayay ku xannaaneeyaan guri ku yaala bannaanka Degmada Dayniile.

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version