Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Arrimaha Bulshada Haween Ganacsigooda Hagbad ka billaabay oo meel wanaagsan maraya, dhegeysi

Haween Ganacsigooda Hagbad ka billaabay oo meel wanaagsan maraya, dhegeysi

0

Tiro Haween ah oo koox koox la isugu xiray ayaa hirgeliyay Ganacsi iyaga u gaar ah,waxaa ay ka soo billaabeen Ayuuto ama Hagbad ay iska ururiyeen,waxaana ay hadda heystaan Ganacsiyo kala duwan.

Haweenkan oo dhowr degmo oo Muqdisho ku yaal ka diiwaangashan ayaa maraya ilaa 400 oo qof,waxaana ay sheegeen in ay noloshooda wax badan ka beddeleen.

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version