Home Arrimaha Bulshada Ganacsiga ka billowday 3kg Cadar ah oo gaaray dalal dhowr ah,Daawo

Ganacsiga ka billowday 3kg Cadar ah oo gaaray dalal dhowr ah,Daawo

0

Aragtida iyo hal abuurka ayaa ah furaha ganacsiga taas oo ay dheertahay ka go’naanshiyaha qof ee ah in uu guul ka gaaro ganacsiga uu hal abuurtay.

C/khaalik Ashkir waxaa uu ka midyahay howlwadeennada ganacsiga Cadarka,waxaa uu sheegayaa in Ganacsigan ka billowday ra’yi qof kaddibna u gudbay koox kaas oo maanta leh in ka madan 15 laamood oo 7 ka mid ah ay ku yaallaan Soomaaliya.

Waxaa ay gudaha ku sameeyaan Barafuun,waliba qofka isaga oo taagan loo sameynayo dalabkiisa sida uu sheegayo C/Khaalik.

https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/259958286525683

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version