Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Habka-Nolosha Gunners-ka oo diraysa laacibiinteeda xulka ah.

Gunners-ka oo diraysa laacibiinteeda xulka ah.

0

Muqdisho – In ka badan 10 ciyaaryahan oo ka mid ah ciyaartoyda koowaad ee Arsenal ayaa laga yaabaa inay ka tagaan kooxda, sida ay qortay Daily Mail.

Markii kooxda lagu wareejiyey madax-weynaha cusub ee Sven Mislintat, kooxda ayaa durbadiiba bilowday inay diyaariso qorshe weyn oo dib u habeyn ah, iyadoo Mainz, xiddigeed Abdou Diallo iyo laacibka Wolfsburg Ohis Felix Uduokhai ay kamid yihiin ciyaartoyda horeba loogu sheegay inay yihiin bartilmaameedyo.

Mesut Ozil, Alexis Sanchez iyo Per Mertesacker ayaa ka mid ah kuwa laga yaabo inay ka tagaan kooxda ka dhisan London.

Qore: Abdiaziz Adan Urur.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version