Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Arrimaha Bulshada Haweenka Baraha Bulshada ku iibiya cuntooyinka bisil,Daawo

Haweenka Baraha Bulshada ku iibiya cuntooyinka bisil,Daawo

0

Faadumo Cabdi Isaaq, waxaa ay ka mid tahay haweenka sameeya cuntooyinka bisil kuna iibiya guryahooda.

Markii hore Faadumo cuntada marka ay sameyso waxaa ay ku wareejin jirtay Waddooyinka Magaalada Muqdisho.

Hayeeshee Gabar saaxiibteed ah ayaa ku dhalisay aragtida ah in ay baraha bulshada sida Tiktok tebin toos ah ka gasho islamarkaana macaamiisha soo dalbada loogu geeyo guryahooda.

Marka ay Rukunka la soo xiriiraan waxaa ay dalbadaan ayey u saartaa Mooto guryahooda ugu geysa iyaga oo iska  bixinaya lacagta mootada.

Waxa ay sheegtay in dakhli ahaan ay kor u kacday kana warqabto Carruurteeda maaddaama aysan ka bixin Gurigeeda.

https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/825689062492763/

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version