Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Habka-Nolosha Henry oo ku jira liiska macalimiinta leylin kara Wales.

Henry oo ku jira liiska macalimiinta leylin kara Wales.

0

Muqdisho – Weeraryahkii hore ee kooxda Arsenal, Thierry Henry ayaa ku jira liiska Wales ee ay ku raadinayaan macalinkooda cusub, sida ay warineyso Sunday People.

Xulka gaaray semi-finalihii Euro 2016 ayaa raadin ugu jira macalin cusub markii dhawan la raacdeeyey Chris Coleman, laacibkii hore ee Man Utd, Ryan Giggs iyo Craig Bellamy ayaa sidaas oo kale ku jira macalimiinta la calaamadeeyey.

Hayeeshe Henry, oo sanadkii lasoo dhaafay ku qarsh gareeyey shaqada macalin ku xigeynka  xulka qaranka Belgium, ayaa laga yaabaa in uu noqdo macalinka koobaad ee maamuli doona wadanka Weles.

Henry ayaa kasoo shaqeeyey kooxda Man City isaga oo macalin u ahaa ciyaartoyda yar yar ee Sky Blue.

Qore: Abdiaziz Adan Urur.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version