Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Habka-Nolosha Man City oo loolanka loogu jiro GORETZKA kusoo biirtay.

Man City oo loolanka loogu jiro GORETZKA kusoo biirtay.

0

Muqdisho – Manchester City ayaa ah kooxdii ugu danbeysay ee xiisa u muujisa saxiixa laacibka kooxda Schalke qadka dhexe uga ciyaara, Leon Goretzka sida ay warineyso, Sunday Mirror.

Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Jarmalka ayaa loo arkaa inuu yahay mid ka mid ah ciyaaryahana ugu caansan Bundesliga, iyada oo Bayern Munich si aad ah loola xiriirinayay saxiixiisa.

Laakiin haatan City ayaa ku biirtay kooxaha doonaya sida Liverpool, Arsenal iyo Barcelona oo xiiseynaya 22 jirkan.

Qore: Abdiaziz Aadan Urur.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version