Home Macluumaad Immisa saacad ayuu qaatay duulimaadkii ugu dheeraa caalamka?

Immisa saacad ayuu qaatay duulimaadkii ugu dheeraa caalamka?

0

Himilo- Magaalada London ayay ka duushay diyaarad sameysay duulimaadkii ugu dheeraa caalamka sida uu qoray wargeyska Mirror ee dalka Ingiriiska.

Duulimaadka diyaarada ayaa socday 19 saacadood. Rakaabka ayaa qaatay hurdo inka badan 6 jeer iyada oo wali diyaarada ku jirto duulimaad.

Waxaa sidoo kale rakaabka u suura gashay inay wakhti badan ku qaataan gudaha diyaarada, waxayna noqotay inay si fiican isku bartaan.

Diyaarada ayaa si nabad ah ku tagtay garoonka Sydney  oo ay ku sii jeeday sida laga soo xigtay Mirror.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version