Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
0

Himilo – Inter Milan ayaa la weinayaa in ay u baahan tahay la saxiixashada weeraryahanka kooxda Roma ee Edin Dzeko oo ay xagaagan ku doonayaan si bilaash ah.

Laacibka qaranka Bosnia waxaa qandaraaskiisa kooxda ka dhisan caasimadda Italy kaga haray billo kooban, laacibkan ayaa dhaliyay 117 gool halka uu caawiyay 52 gool kaddib markii uu saftay 253 kulan tan iyo markii uu kasoo dhaqaaqay kooxda  Manchester City.

Hoggaamiyaasha Serie A ee Inter Milan ayaa lala xiriirinayay  Dzeko intii lagu guda jirey bishii January xilligaasi oo uu furnaa suuqa kala iibsiga.

Calciomercato ayaa werineysa in Dzeko uusan qandraaska u kordhin doonin  Roma xagaagan waxaana suura gal ah in uu ku biiro Inter Milan.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version