Home Cayaaro Inter Milan oo u weecatay Christian Eriksen

Inter Milan oo u weecatay Christian Eriksen

0

Himilo FM – Inter Milan ayaa lagu soo waramayaa inay go’aansatay soo gabagabeynta saxiixa khadka dhexe  Tottenham Hotspur ee Christian Eriksen.

27 jirkan ayaa ku dhaw in uu dhammaado xilli ciyaareedkiisii lixaad ee Spurs laakiin qandaraaska xiddiga reer Denmark ayaa dhacaya sannadka 2020, taas ayaana keentay inay xiiso u gudbiyaan Eriksen.

Kubadsameeyahan ayaa waxqabad fiican soo bandhigay kulankii Champions League oo ay la ciyaareen Manchester City habeenkii Talaadada.

Sida laga soo xigtay Tuttosport, Inter ayaa sidoo kale sameysay wadahadal horudhac ah oo ku saabsan xiddiga Spurs.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version