Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Arrimaha Bulshada Isbeddelka Dadka ku shaqeysta Bira timidda, Warbixin, dhegeysi

Isbeddelka Dadka ku shaqeysta Bira timidda, Warbixin, dhegeysi

0

Dadka ku shaqeysta Biraha ee ay Soomaalidu u yaqaanaan Tunmaal ayaa waxaa ay sheegayan in ay waayadan dambe helayaan macaamiil wanaagsan iyaga oo sheegaya in Ganacsatada ay door bidayaan waxsoosaarkooda halka markii hore ay dhimaato ku qabeen maacuunta dibadda laga keeno.

Sida ay sheegeen alaabaha ama maacuunta ay sameeyaan oo ka sameysan macdan ayaan daxaleysan ama miririn waana sababta ugu badan ee ay u helayaan Rukun fiican sida uu warbixintan ku diyariyay C/Caziz Rabaani.

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version