Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Habka-Nolosha Jurgen Klopp Oo Aad U Doonaya Difaaca Kooxda Inter Milan Si...

Jurgen Klopp Oo Aad U Doonaya Difaaca Kooxda Inter Milan Si Uu U Xoojiyo Shaxdiisa.

0

Warar hoose ayaa waxa ay sheegayaa in kooxda Liverpool ay aad u daneynayso in ay la soo wareegto Difaaca Andrea Ranocchia,sidaa waxaa laga soo xigtay Calciomercato.

andrea-ranocchia-inter-hapoel-beer-sheva-europa-league_1m09l2zo5pcfa1fbxyrgq6akz0
http://radiohimilo.so

Jurgen Klopp ayaa la sheegay inuu xiddigaas reer Talyaani ee difaaca u  dheela Inter Milan uu aaminsan yahay in uu yahay nin wanaagsan.

Waxaa lagu wadaa haddii ay u suurta gasho Klopp helidda Difaacaan inuu wax badan ka bedeli doono shax ciyaareedkiisa.

Ranocchia  waxaa dhawr jeer oo hore lala xiriiriyey inuu ku wareegayo kooxda Liverpool balse warkaa ma aheyn mid si rasmi ah loo caddeeyay jiraankiisa.

http://radiohimilo.so

28 jirkan ayaan ku lug laheyn qorshaha Frank de Boer ee uu ku damacsan yahay inuu amaah ahaan ugu wareejiyo xiddigan bilowga Bisha Junuary.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version