Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Habka-Nolosha Kooxda Valencia Oo U Dabaal Dagaysa Guul Ay Gaartay Xilli Ciyaareedkan.

Kooxda Valencia Oo U Dabaal Dagaysa Guul Ay Gaartay Xilli Ciyaareedkan.

1

Rigoore uu daqiiqadii 88 uu tuuray Ciyaaryahanka Dani Parejo ayaa kooxda Valencia waxa ay u suurta galisay iney 2-1 kaga adkaado dhigeeda Alaves.

0
http://radiohimilo.so

Dani Parejo waxa uu khadka dhexe uga dheelaa Kooxda Valencia  guusha uu kooxda  u horsaaday waxa ay naadiga u tahay hidadiilo wanaagsan.

Valencia inta ciyaarta ay socotay waxa ay sameysay badalo hase ahaatee waxaa la sheegayaa in laga ciyaar fiicnaa sida dadka qaar ay qabaan.

http://radiohimilo.so

Guusha ay gaartay kooxda Valencia ayaa waxa ay u aheyd guushoodii ugu horeysay xilli ciyaareedkan tan iyo markii la eryey Tababarahoodii.

Valencia ayaa waxa ay u dabaal dageysaa guushan markoodii ugu horeeyay xilli ciyaareedkan ay ka gaareen ciyaaraha LaLiga Santander ka.

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version