Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Arrimaha Bulshada Shaxda ay Man City kaga Hor Tagi Karto Liverpool.

Shaxda ay Man City kaga Hor Tagi Karto Liverpool.

0

Manchester City ayaan wali hubin in Erling Haaland uu taam u noqon doono kulanka  ay la ciyaarayaan Liverpool.

Kooxda Pep Guardiola ayaa dooneysa inay kasoo kabsato guuldaradii champions League iyaga oo doonaya in ay u sii tartamaan boosaska loogu Soo boxo champions league xilli ciyaareedka dambe.

Si kasta ha ha ahaatee taam ahaanshaha Haaland ayaan la hubin kadib markii uu dhaawac Soo Gaadhay kulankii Newcastle.

Xiddiga Omar Marmoush ayaa la filayaa in uu hogaamiyo weerarka kooxda kulanka. Xiddiga Kevin De Bruyne ayaa la filayaa in uu isna ciyaaro kulanka. John Stones ayaa seegaya kulanka sabab la xidhiidha dhaawac Soo Gaadhay kulankii Champions League.

Nathan Ake ayaa la filayaa in uu ku bilowdo shaxda kulankan.

Shaxda ay Man City Kaga Hor Tagi Karto kulanka Liverpool:

Ederson; Nunes, Dias, Ake, Gvardiol; Nico, Kovacic; Savinho, De Bruyne, Foden; Marmoush.

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version