Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Arrimaha Bulshada La kulan: Nin kabo la’aan baraf ku dul ordayay ku dhaawad labo...

La kulan: Nin kabo la’aan baraf ku dul ordayay ku dhaawad labo saac

0
Jonas Felde Sevaldrud

Himilo – Inaad baraf ku dul orodo adigoo cago cad (Kabo la’) ma aha hawl fudud, ka miro dhalinteeda waxay u baahan tahay wakhti dheeraad ah iyo dhiiranaan joogto ah.

Orodyahan u dhashay Norway ayay u dhabowday riyo uu lahaa oo ahayd inuu barafka ku dul ordo muddo isagoo aan xirneyn wax kabo ah, ugu dambayna way u suura gashay.

Jonas Felde Sevaldrud, wuxuu ku guuleystay inuu barafka dhulka dul fuula xilliga qaboobaha uu ku dul ordo hal saac iyo 44 daqiido, sidaas wuxuu ku noqday caan galay buuga diiwaanka dunida.

“Waxaan isku dayay inaan jebiyo rikoorka Wim Hof ee diiwaanka dunida, waa tartankii ugu adkaa ee aan abid sameeyo.”  Mr Felde ayaa sidaas soo qoray.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version