Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Liverpool iyo Barcelona oo ku dagaalamaya daafac katirsan Wolves

Liverpool iyo Barcelona oo ku dagaalamaya daafac katirsan Wolves

0

Himilo FM – Daafaca Wolverhampton Wanderers Ruben Vinagre ayaa soo jiitay kooxaha Liverpool iyo Barcelona sida ay sheegayaan warar soo baxaya.

Warbaahinta O Jogo ayaa sheegtay in Vinagre ay daawadeen labada koox ee Liverpool iyo Barcelona, kuwaasi oo si dhow ula soconaya ciyaaryahanka.

19 jirkan ayaa wacdaro dhigay isaga oo 14 kulan kasoo muuqday horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan.

Barcelona ayaa lasoo weriyay inay u dirtay wakiilo ka socda kulankii Wolves ay guusha ka gaareen kooxda Manchester United, waxaana sidoo kale laga yaabaa inay miisaamaan xiddigan.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version