Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Liverpool oo £110m ku dooneysa xiddigo katirsan Wolves

Liverpool oo £110m ku dooneysa xiddigo katirsan Wolves

1

Himilo – Liverpool ayaa ka arrinsaneysa inay a £110m ugu dhaqaaqdo xiddigaha kooxda Wolverhampton Wanderers Adama Traore iyo Ruben Neves inta lagu guda jiro suuq furanka xagaaga.

Traore oo dhaliyay lix gool islamarkaana caawiyay 10 kale 43 kulan xilli cayaareedkan ayaa si weyn loola xiriiriyay kooxda heysata koobka Yurub.

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa xiriir la sameeyay da’yarkii hore ee Barcelona si looga wada hadlo ku biirista garoonka Anfield laakiin sida laga soo xigtay The Sun, Liverpool ayaa sidoo kale xiiseynaysa Neves.

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version