Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Liverpool oo ku sii dhawaaneysa inay la soo wareegto weeraryahan cusub

Liverpool oo ku sii dhawaaneysa inay la soo wareegto weeraryahan cusub

0

Himilo – Kooxda Liverpool ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhawdahay inay xaqiijiso saxiixa weeraryahanka naadiga Porto ee Luis Diaz.

Kooxo waa weyn oo Yurub ah ayaa isha la raacayay xiddigan reer Colombia ee heerka caalami ah intii lagu jiray ololahan 2021-22.

24 jirkan ayaa dhaliyay 14 gool 24 kulan oo uu kooxdiisa u saftay xilli ciyaareedkan. Sidoo kale wuxuu caawiyay shan gool oo kale.

Sida uu soo weriyay wargeyska The Sun Liverpool ayaa da’yarkan kula wareegi karta  £60-67m. Jurgen Klopp ayaa ku hanweyn saxiixa xiddigan.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version