Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Haweenka Maxaa ku qasbay Emma inay orodo 21 maalin?

Maxaa ku qasbay Emma inay orodo 21 maalin?

0

Himilo – Haweeney u dhalatay Biritan oo ku nool New Zealand ayaa rikoor sameysay kadib markii ay ordan ku goysay qaran jasiiradeedkan muddo 21 maalin ah.

Emma Timmis, oo 37 jir  waxay deggan tahay magaalada Kaiapoi ee gobolka Canterbury, waxay orodkeeda ka billowday Cape Reinga 18 December 2021.

Waxay kusoo gabagabaysay magaalada Bluffs iyadoo saddex toddobaad ku jartay masaafe gaaraya 1,300 miles. Waxay sidaas ku gaartay hadafkeedii.

Timmis afar sano ka hor yay soo billowday qorshan hadda u dhaqan galay balse dhaawac lugta ka soo gaaray ayaa dib u dhigayay yoolkeeda u sahlay inay gasho diiwaanka Guinness World Record.

Intiii ay orodka ku jirtay waxay lacag u aruurisay  hay’adaha samafalka ee caawiya dadka qaba cudurrada maskaxda eek a shaqeeya New Zealand iyo Biritan.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version