Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Habka-Nolosha Macalin Klopp oo sheegay in Liverpool ay sifooyin la wadaagto Borussia Dortmund.

Macalin Klopp oo sheegay in Liverpool ay sifooyin la wadaagto Borussia Dortmund.

0

Liverpool – Macalinka kooxda ku jirta booska saddaxaad ee kala horreynta England PL, Jurgen Klopp ayaa sheegay inuu astaamo uu kooxdiisan ku arkay si lamid ah uga muuqatay kooxdii uu laba mar lasoo qaaday horyaalka Bundusliga Jarmalka ee Borussia Dortmund.

Klopp ayaa sheegay in Liverpool ay si hagaagsan ugu sarakacaysa hiigsiga hore ee kala horreynta horyaalka si lamid ah laacibiintii uu leylin jiray ee reer Borussia Dortmund kuwaas oo kooxda ay ku loolamaan hoggaanka ee Bayern Munich kula balama booska koobaad, waa sida uu hadalka u dhigaye.

“Waxaan dhabtii helnay xaalad ka duwan sanadkii hore. Mawada simi karo laakiin si mid ah ayay labadan kooxood u wadaagaan dhinacyo badan.”

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version