Himilo-Dowladaha aduunku waxa ay ku kala duwanyihiin qadarinta iyo ixtiraamka macallimiinta. Xukuumadaha caalamka ayaana ku kala duwan mushaarka ay u qoondeeyaan macallimiinta. hadabada halka waxaan kuugu soo gudbinayaa dowladaha qarashka ugu badan ku bixiya barayaashooda.
Luxembourg: $104,846
Germany: $85,049
Netherlands: $70,899
Canada: $70,331
Australia: $68,608
USA: $63,531
Ireland: $62,337
Denmark: $62,301
South Korea: $60,185
Austria: $57,638
New Zealand: $52,698
Norway: $50,677
Spain: $50,547
Japan: $49,355
Sweden: $49,231
Slovenia: $48,203
Finland: $45,771
Iceland: $45,371
Portugal: $44,412
Colombia: $43,073
France: $40,042
Italy: $39,562
Lithuania: $35,391
Mexico: $34,704
Turkey: $34,255
Israel: $33,671
Poland: $32,039
Czechia: $28,453
Greece: $27,026
Hungary: $20,634
Slovakia: $19,328
Russia: $10,433
India: $8,828
Indonesia: $7,504
Pakistan: $2,603
Xigasho: World of Statistics
