Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Manchester United oo si bilaash ah ku dooneysa Jonny Evans

Manchester United oo si bilaash ah ku dooneysa Jonny Evans

0

Himilo – Manchester United ayaa la werinayaa in ay bartilmaamedsanayaan daafaca dhexe Leicester City ee Jonny Evans weliba si bilaash ah dhammaadka fasal ciyaareedkan.

Evans oo ka dhaqaaqay Manchester United sannadkii 2015 ayaa ku biiray West Bromwich Albion, waana mid kamid ah mashiinnada tababare Brendan Rodgers ee naadiga Leicester City.

Evans heshiiskiisa Leicester City waxa uu ku egyahay dhammadka xagaaga 2020-21, mana jiro wax isafgarad heshiis oo xal laga gaaray. Sida ay ku warrameyso The Sun, Manchester United ayaa hadda dooensya in Evans dib ugu soo celiso Old Trafford si uu qeyb ugu noqdo xoojinta daafaca dhexe kooxda

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version