Home Uncategorized Maqal:-Barnaamijka Martida Ramadaanka 13- 06- 17

Maqal:-Barnaamijka Martida Ramadaanka 13- 06- 17

0

Martida Ramadaanka waa barnaamij bulshada soomaaliyeed aan ugu soo gudbino  macluumaad bishan barakaysan ku qotoma.

Sida warbixin quseysa bishan, dhacdooyinkii Islaamka ee taariikhda galay iyo xubinta Qurbe oo aan ku eegi doono habka ay u soomaan bishan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee qurbaha ku dhaqan.

Hanaa Maxamed Maxamuud ayaa soo jeedinaysa.

Halkan hoose ka dhegeyso:-

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version