Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Habka-Nolosha Messi oo heshiis cusub la galay Adidas

Messi oo heshiis cusub la galay Adidas

2

Muqdisho – Laacibka Messi ayaa saxiixay heshiis uu lagalay  shirkadda Adidas, marka loo eego bartiisa Facebook muuqaal uusoo dhigay.

Ma ahan heshiis ay la dhacsan yihiin dhinaca  Camp Nou ay jeclaan lahaayeen inuu saxiixo tiiyoo uu xabismay wadahadalka heshiis ee kala dhaxeeya Luis Enrique’ kaas oo heshiiskiisu dhacayo June, 2018.

Ku guuleystaha shanta jeer ee biladda Ballon d’Or ayaase sheegay inuu ku faraxsan yahay lasii shaqeynta shirkadda Adidas sanado kale.

Messi, oo 29-jir ah ayaa xirfaddiisa kubadda cagta kusoo qaatay gegida Camp Nou isaga oo magac iyo adduunba ka sameeyey joogitaankiisa.

Xagaagan wuxuu 31 goolal ku hubsaday shabaqa gudaha 31 kulan ciyaareed katirsan horyaalka Spain.

Wadarta goolashiisa oo dhamina waxay gaarayaan 487.

 

2 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version