Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Arrimaha Bulshada Muqdisho oo maanta si weyn looga ciiday,Daawo

Muqdisho oo maanta si weyn looga ciiday,Daawo

0

Dadweynaha Muqdisho ayaa maanta si weyn u xusay maalinta 1aad ee Ciidda Carafo iyada oo waddooyinka magaalada ay camireen, Carruur,Haween iyo Dhallinyaraba.

Ciiddan oo u muuqata mid si weyn loogu diyaar garoobay ayaa waddooyinka lagu arkayaa kumanaan dadwaaweyn ah oo gacmaha haya Carruurta.

Meelo kala duwan oo ka mid ah magaalada ayaa lagu oogay salaadda Ciidda waxaana kaddib xoogeystay isu soobaxa dadweynaha ee u dabaaldagaya farxadda Ciidda Carafo.

Halkan ka daawo.

https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/1067357264454147/

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version