Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Arrimaha Bulshada Ninka Aroor walba agabka la isku qurxiyo ka raadiya Badda,Daawo

Ninka Aroor walba agabka la isku qurxiyo ka raadiya Badda,Daawo

0

Abuukar Cismaan waa wiil dhallinyaro ah oo xirfaddiisu tahay in uu Badda ka raadiyo alaabaha lagu qurxiyo Guryaha iyo kuwa ay xidhaan Haweenku.

Waxaa uu Aroor walba  u kallahayaa Badda,waxaana uu ka raadiyaa, Kuusha Haweenku xidhaan, Aleesha iyo qalfoofta Xayawaannada Badda ku jira reebaan ee ay dadku adeegsadaan.

Waxaa uu Warbixintan ku sheegayaa in xilliyadu isbeddelaan oo mararka qaar jihooyin kala duwan ka doono, sidoo kalena ay u dheertahay waxyeellada ka soo gaarta Jamallada iyo noolaha ku jira Badda.

https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/3061275807515135/

 

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version