Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Ousmane Dembele oo iska diiday u dhaqaaqitaanka Manchester United

Ousmane Dembele oo iska diiday u dhaqaaqitaanka Manchester United

0

Himilo – Weeraryahanka xulka qaranka France hadda uma baahna u dhaqaaqitaanka kooxda ku ciyaarta garoonka Old Trafford ee Manchester United.

Ousmane Dembele ayaan xiiseeneynin ka tegitaanka Barcelona xilli uu xiiso ugu imaanayo kooxda Premier league ka dhisan ee Manchester United, sida ay sheegtay Sky Deutschland.

Laacibkan ka ciyaara garabka ayaa go’aansaday in uu sii joogo garoonka Camp Nou isla markaana uu halkaasi ku horumariyo xirfaddiisa ciyaaraha inkasta oo uu barbaarkan wajahayo xaalad adag oo dhaawacyo ah.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version