Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Paris Saint-Germain oo Arsenal kaga horreysa saxiixa Houssem Aouar

Paris Saint-Germain oo Arsenal kaga horreysa saxiixa Houssem Aouar

0

Himilo – Paris Saint-Germain waxaa la werinayaa in ay daneenayaan Lyon khadkeeda dhexe Houssem Aouar oo ay rabaan in ay soo qaataan sannadka 2021.

Xiisa xooggan waxa uu xiddiga qaranka French kaga imaanayay kooxda Arsenal horraanta sannadkan, iyada oo ugu danbeyn kubbad sameeyahaan uu baaqi kusii ahaaday Groupama Stadium.

Sida ay ku warrameyso RMC Sport, kooxaha  PSG and Lyon ayaa qorsheynaya bilaha soo aadan in ay yeeshaan kulan ay ugu wada hadlayaan xaaladda xiddiga.

22 sanno jirkaan heshiiska uu kula jiro naadiga Lyon waxa uu ku egyahay ololaha 2022-23.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version