Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Paris Saint-Germain oo u dhaqaaqday daafac ka tirsan Barcelona

Paris Saint-Germain oo u dhaqaaqday daafac ka tirsan Barcelona

1
Laacibka la rabo

Himilo – Paris Saint-Germain ayaa lagu warramayaa in ay u dhaqaaqayso laacibka kooxda Barcelona daafaca ugu ciyaara ee  Emerson.

22 sano jirkaan ayaa si amaah ugu ciyaaraya naadiga Real Betis, isaga oo halkaasi saameyn wanaagsan ku yeeshay waxa uu dhaliyay hal gool halka uu caawiyay gool kale dhammaan tartamada fasal ciyaareedkan.

Emerson ayaa yimid Barcelona isaga oo ka imaaday naadiga Atletico Mineiro sannadkii 2019, balse ilaa iyo hadda ma uusan kasoo muuqan hal kulan oo uu u dheelayo Blaugrana.

Sida ay werineyso Sport, agaasimaha ciyaaraha PSG ee Leonardo ayaa la xiriiray xiddiga waxayna rajaynayaan in ay kusoo iibsadaan qiimo dhan €25milyan oo Yuuro.

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version