Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Manchester United oo u dhaqaaqday laacib ka tirsan Benfica

Manchester United oo u dhaqaaqday laacib ka tirsan Benfica

0

Himilo – Manchester United ayaa la werinayaa in ay daneynayso soo qaadashada Benfica daafacooda ee  Nuno Tavares.

20 sanno jirkaan ayaa tan iyo markii uu kooxda koobaad u saftay kulankiisii ugu horreeyay u ciyaaray 33 kulan oo ay ku jiraan 17 kulan oo fasal ciyaareedkan ah.

Tavares heshiiska uu kooxdiisa kula jiro waxa uu ku egyahay sannadka  2024, laacibkan waxaa  raadinaya kooxo badan oo ay Man Utd ugu horreyso.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version