Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Macluumaad Raadkii dhulka ku sawirnaa 120-kun ee sanno

Raadkii dhulka ku sawirnaa 120-kun ee sanno

0

Himilo – Koox khubaro ah oo baarta raadadka qadiimiga ah ayaa soo helay boqolaal raad oo la rumeysan yahay inay dhulka ku sawiranaayeen 120-kun oo sanno.

Raadadkaan oo laga helay haro qadiimi ah oo ku taalla lama degaanka Nefud ee dalka Sacuudiga, ayaa waxey isugu jiraan kuwa aadane iyo mid xaywaan.

Xayawaanada raadkooda la helay waxaa ku jira Geel, Fardo, Maroodi. Waxaa suuragal ah in raadadka qaarkood ay dhulka ku sawirnaayeen 400-kun oo sanno marka loo fiiriyo xilligii uu maroodiga ka dabar go’ay dhulka galbeedka Asia.

Cilmi baarayaasha ayaa u arka in raadadka ay noqon karaan dadkii ka haajiray Africa ee degay gobolka gacanka carabta, balse taasi lama xaqiijin wali.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version